Taraq Ramadan cup๐ŸŒ™๐ŸคŸ kooxaHa dalka

Taraq Ramadan cup๐ŸŒ™๐ŸคŸ kooxaHa dalka

Copa Fรกcil - Tournament Manager

Pagina di informazioni, reindirizzando al campionato a #

VAI AL CAMPIONATO
Informazioni

Regole del campionato

Ramadan cup

Welcome Ramadan cup kooxaha dalka

Qodobada sharciyada

1. Kabtanka iyo Kooxda

2. Sida loo ciyaara

3. Sharciga roseha

4. Sharciga jaalaha

5. goal difference

6. sharciga offsdes

7. Sharciga free kick

8. Sharciga rigoorada.

9. Sharciga Var ta

1. Sharciga kabtan iyo kooxdisa lagaro

A.Koxda waxaa laga rabaa in ey waqtiga ku imaado hadii ey ku imaa weydo

waxaa looqabanaa 7 daqiiqo

B.koox walbo waxaa laga rabaa in ey hesato funanada home iyo awey

C.koox walbo waa in aay ugu yaraan hestaan 7 qofood iyo waxii ka badan

D. Koox walbo waxey xaq uleyihijn in ey saftaan labo hablood waxii kabadan koxdii safto waxaa lagadhigi doonaa rigooro

E. kabtan kasto waxaa waajib ku ah in uu soo qabsado ciyaar tooy'disa qolka wax shaqo kuma laha so qabashada. Qofka waa in uu ka soo baxaa privet.

F. Kabtanka hadii uu qof faraha kaxiro ama block saaro waa rigooro toos ah

G. Kabtanka waa in uu masuliyadiisa uu qaataa ha dii ey jiraan wax cabasho ah waa in uu gudiga la soo xariiraa.

Faafaahin hadii ey dhacdo ciyaar dhaxdeeda buuq kadhacdo oo wax sharci ah lagu heeso waa in uu qaataa goaanka guduga hadii uu qaadan waayo goanka gudiga waxaa goan kasoo gaaridoono gudiga

#. in kabtan kaas kooxda laga wareejiyo

#. Kabtan kas in league laga saaro

I= Kabtan waxaa wajib ku ah in uu soo diwangaliyaa 2 saac ka hor ciyartooydiisa qofkii cusub iyo ciwankii cusub waa in uu gudiga usoo gudbiyaaa ciyaartooyda waa caadi in uu labo ciwaan ku dheelo lkn funanada iyo ciwaanka waa in ey is lahaadaan hadii ey is la haa waayaan yellow ร— free kick

2. Sharciga Ciyaaraha

A. Waxaa uu player kasta ku fadhiyaa 12 maal ah waxaana lamamulan doona 5 oo shan ahan loo mamulanaa 6 oo 10 loo mamulanaa. Xisaabta laysku xiro u badan waa -6. Hadii -6 kabadan lagu xiro waa qarxaa oo waxa uu lahaan doona 12 kiisii maalka aha ( lkn kambiyada danbe wax qarax ah majiraan)

B. Hadii qof xiran la dhaho 8 ama 7 geey ma tago oo xoolaha mamulo ayuu qolka ku leeyahay lkn hadii qof xiran ugu dar ladhaho oo -6 kabadan tago waa qarxaa

C. Koox waxay xaq u leedahay 4 badal, hadii ay isticmaalaan 4 badal kabadan waxaa laga dhigi doona rigoore. Qof ka badalka ku baxay masoo noqon doono

Fahfaahin

[ hadii labo qof oo kor saaran laysku badalo waa hal badal. Qof hadii uu qadka ka xumaado uu dago booskiisa waa ku soo laban kara oo badal ma aha lkn hadii uu qof kale yimaado oo 4 boosna buuxaan qofkaas waxaa loo xisaabin doona badal baxay oo masoo noqon doono]

D. Qof maal haysta hadii xir ladhoho xoolahaasna uu ku xirmin waxaa kajarmi doona 1 beer

Fahfaahin

[ qof 5 lahaa ayaa qof 5 maamulanaa dhahay xir qofkaas ma xirmo oo 1 beer kaliya ayaa ka go'aa lkn hadii ladhoho ku xir 5 taas ama waxa ii soo haray waa kawada go'da]

E. Teem kasta waxaa kor u tagi kara 2 gabdhood hadii labo kabadan kor tagto laftana loo tuuro waxaa laga dhigi doona rigoore

F. Hadii uu kabtanka qadka ka xumaado uuu dago waxaa kabtan sii noqon kara qofka harey ee Raga'ah hadii uu labo rag'ah haraan albiitaraha ayaa u dooranaa ama hogaamiyaha kooxda ayaa hoos ku soo qoraa lamana sugaayo waa lasii tuura( hadii uu soo labto kabtanka asiga ayaa siii wadanaa oo kii ku meelgaar waa in uu mutka xajistaa)

G. Kabtanka kooxda ku qoran hadii uu kor soo fuulo asiga ayaa ah kabtanka meesha waan iska wareejin karaa oo qofkii horey u haayay waa sii wadan karaa [ lkn waa in albiitaraha waydiiya] hadii ay dhacdo in kabtanka iyo albitaraha hilmaamaan kabtankii horey u haayay hadlo waa laga wareejin kara oo kuma dego lkn hadiii mar laga wareejiyo mahadlikaro ama uu sii ahaado kabtankii hore Kabtanka kooxda ku qoran ma hadli karo [ kabtan ku meelgaar ah kooxda waaa safi karaa lkn kor marka uu yimaada uu qof badasho ma hadli karo kabtanka kooxda ku qoran bas ayaaa sharcigaas ku dhaqmi kara]

H. kabtanka lama wareejin karo oo qofka marka koowad loo dhiiba waa in uu sv ahaada [ labo ciyaartoy is kuma wareejin karaan ]

I. Hadii uu labiitaraha xisaab qaldo waxaa laga rabaa in kabtanka uu saxo hadii uu ka amuso oo uu sixi waaye Laguna maamulo laftana lasii tuuro waxaa shaqayn doona xisaabta markaas lagu [ albiitaraha ayaa dhahay qof 7 haayo 4 ayuu haaya oo kabtankooda sheegi waayo xiisaabta saxda uu haayo oo laxiro laftana lasii tuuro qofkaas waa xiran yahay]

J. Waxaa dhaqan galidoona sesson tree goal deference hadii kambiyada koowad 2 kubadiso oo kadanbe 3 lagaaga badiyo ciyaartaas waxay ku dhamatay. 2-3 oo waxaa badiyay kooxdii 3 goal dhalisay.

K. Waxaa jira sharci quseeya goal deference hadii kambiyada koowaad wax goola lagu kala badin waxay lamicno tahay 0-0 kambiyada koowad oo ciyaartaas kambiyaha labaad ayaa kala saari doona sida tan.

#. Koox haday ku badiso labada kambiyo gool la'aan waxaa loo qori doona 1goal iyo 3 dhibic.

#. Hadii koox kambiyada koowad goal la'aan ku soo dhamaato oo kambiyaha labaad hal goal looga badiyo waxaa guulaystay kooxda goolka ku badisay

Kambiyaha labaad.

#. Hadii ay dhacdo in labada koox kala badiyaan labada kambiyo lkn wax goal ah lagu kala badin waxay lamicno tahay ba

L. Hadii qof xoolo u taagan yihiin uu mamulka daahiyo ama uu dhaco khadka ka xumaado waxa uu haystaa jaanis ah 1daqiiqo in uu ku soo labto ama qof kale lakeeno. Hadii uu badalku ka dhamaaday waxaa soo laaban kara qofkii dhacay 1 daqiiqo gudohoodna waa in uu ku soo laabta hadii uu 1 daqiiqo dhamaato waa laga sii gudbaa oo xoolahaas waa laga gubaa doona. Waana offside

M. Waxaa kale oo jira sharci quseeya goal difference hadii kaambiyada lamaro majiraan wax qarxisa hadii ay dhacdo in qof 6 ku xiran maal loogu daro kas amaa kama maku qarxo xolahaas albitaraha waxa uu xaq u leeyahay in uu dhoho ma ugu darsanto ee meel kale la aad.

N. Qof hadii uu rooso qaato waxaa asiga oo xoolo maamulanaa xolaha uu mamushay inta uu rose qadan waa jiraan lkn waxa uu rosaha ku qaatay iyo inta u soo hartay ma jiraan

Fahfaahin

[ 10 asigoo mamulanaa ayuu 5 beer mamushay markaas ayuu rose qaatay baaqiga u soo haray iyo asiga waa isla dagaan ]

O. Hadii aya dhacdo in qof xiran lootuuro ama qof furan laga soo boodo kabtan waxa uu xaq u leeyahay in uu qabso sidaa meeshaan ku xusan.

#saddex wareeg gudoahood hadii saddex wareeg latuuro oo gacanta afraad loo tuuro soo noqosha malaha xolahaas

#. hadiii qof laga boodo ama qof xiran loo tuuro qofka kuxigay xoolo u yimaadaan uu maamusho kadib lasii tuuro soo noqosha malaha [ lakiin hadii lafta inta aan latuurin hadii laqabsado waxaa xaq u leh qof kii lahaa ]

#. kabtanka hadii uu qabsado saddex gacan gudohood xoolahaas waxaa iska lahaan doona qofka xaqa ulahaa.

3. Sharciga red lagu qaato

A.cayda tooska ah oo ciyartooda loo geesto oo sida in walidkiis ama shaqsiyadisa la caayo

ciyartoda kale ugeesto

B. Cayda qolka loogeesto iyo gudiga sida in Walidka iyo shaqsiyada la caayo

C. Qofkii hadlay oo laga dhigay rigoro oo mar labaad kulaabto waa red toos ah

D. Ciyaartooy kale oo hoos ka dawanaayo hadii uu ciyaarta ka sheekeeyo waa red ร— faraha laga xiraayo

E. Qofkii hal ciyaar dhaxdeda qaato 2 yellow waa red toos ah ciyaartane saas ayuu uga baxaaa

F. Qofkii qabiil soo qoro ama kahadlo red iyo kulumo dheeraad ah.

Wax walbo oo dhaqan xumo ah waa red.

4. Sharciga Lagu Qaato Yellow Card

A: Ubax Dirista Waa Yellow Card playerka hoos jooga gacantana waa laga xiraa.

B:Qofka Maaliyad u Saarneen oo loo Tuuro Waa Yellow

C: Qofka oo Maal u taagan Yahay oo mute gala Labo mar Waa digniin marka sadexaad Waa Yellow

D: Qofka Maal uusan laheyn sheegto Waa Yellow

Faahfaahin

(isagoo 7 lahaa haday u soo harto 2 beer oo uu dhaho waxaan ku tegay 10)

E: Kaptanka oo la murmo Garsooraha

marka koowaad iyo marka labaad Waa digniin

marka Sadexaad Waa Yellow Card

F: Wax kasto oo Ciyaarta dhexdeeda ka dhaco oo Garsooraha uu arko Yellow Card waa Yellow Card

5. GOAL DIFARENCE golasha oo la badalay qabka loo qori jiray markii hore waxaa loo badalay in la mideyo team waxa ee ku badiyan iyo maalka uu soo haray kambiya kasta marka ay dhamaato players loo qori dono -

9 ilaa waxii ka koreya qofkii heysto waxo la micno yahay in oo heyto 1 goal.

Assists waaa 5 ilaa 8 hadii oo Qofka heysto waxa oo la micno yahay in oo heysto 1 assists

Kambiyo walbo gonidisa ayaa loo xisaabin donaa ( players kasta labo goal ayuu ciyaartii labixi karaa Ama labo assists)

5. Sharciga offsides.

Offsides waa in lagaa gubo xoolaha kuu tagan hadii aad ku dhacdo mid kamida sharciyadaan hoos ku xusan.

A = Maal qof taagan captainkii so baxo asiga oo qalad aan heesan maalna utaagan yahay saxiibkiis waxey noqon doontaa offside ( lkn gabtanka waa sugi karaa ilaa beerka u danbeya uu mamulanaa playerka marka uu dhamaysto mamulka ayuu qolka waydiin kara waxa uu tabanaayo) waxaa kaloo jira hadii ay dhacdo in goal koox radinayso waxaa dhici doona sida tan

#. Kooxda goalka raadinaysa hadii uu qof eber kayahay ama xoolihiisu gaarin 9 ay isku dayaan in ay kas wax u gubaan. Xolahaas ma gubtaan oo waxaa qabanaa sharciga khuseeya goal raadiska oo ma gubtaan xolahaas waana gemka oo dhan inta uu socdo waxa la xisaabin doono sharcigaas waana in kooxda kale hal qof u furnaado.

Fahfaahin

Hadii aya 3qof xiran yihiin -6 yihiin oo 10 ay u dhacdo kooxda raadinaysa goasha, goalasha ay raadinayana ay wax ka dhiman yihiin magubikaraan maalkaas oo way ku qasban yihiin in ay maamushaan.

B = Qofka marka uu xolaha mamulanayo waxaa ka mamnuuc ah inuu Qolka uu weydiiyo maalka uso haray (Tusaale wuxuu xiray Qof 4haayo ayuu xiray maxa iso haray, maxaan wataa, maxaan mamushaa iyo Iwm ayuu dhahay Waa offside)

#. Kooxda goalka raadinaysa hadii uu qof eber kayahay ama xoolihiisu gaarin 9 ay isku dayaan in ay kas wax u gubaan. Xolahaas ma gubtaan oo waxaa qabanaa sharciga khuseeya goal raadiska oo ma gubtaan xolahaas waana gemka oo dhan inta uu socdo waxa la xisaabin doono sharcigaas waana in kooxda kale hal qof u furnaado.

Fahfaahin

Hadii aya 3qof xiran yihiin -6 yihiin oo 10 ay u dhacdo kooxda raadinaysa goasha, goalasha ay raadinayana ay wax ka dhiman yihiin magubikaraan maalkaas oo way ku qasban yihiin in ay maamushaan.

C= Qofka hadii uu Qadka ka xumaado uu dago wuxuu heestaa 1daqiiqo in laga maamushto maalkaas taagan 1daqiiqo gudahood in uu ku soo labto kuna mamusho xoolahaas ama qof kale lakeeno. Daqiiqadana waxay bilaamanaysaa marka uu qoltuuraha fasaxo.

Fahfaahin

Waxaa dhacday in qof khadka ka xumaado oo lamaqli waayo ama uu mutku ku dhago qoltuuraha ayaa kabtanka kooxda kale ku amraa in uu dejiyo ama qolka ayaa tuura qofkaas marka uu qoltuuraha fasaxo kabtanka ayaa daqiiqada labilaaba oo qof badala waa lakeensan karaa ama qof kor saaran ayaa booskaas taki kara.

Dignin.

Hadii ay dhacdo in ciyaarta dhamaanayso oo xoolo tagan yihiin hal qofna furan yahay goalna radinayaan daqiiqaduna dhamaato xoolahaas magubtaan waa lasugaa inta laga ma mulanaa booskaas. Kabtanka kooxdaas waxuu ku qasbanyahay in uu soo celiyo qofkaas ama uu qof kale keena oo mamusha. Hadii uu badalka ka dhamaado daqiiqaduna dhacdo qofkii booskaas katagayna soo laban waayo waxaa ku dhacaysa kooxdaas ganaax in goal laga jaro.

D= qof maal u taagan yahay hadii captainkiisa uu tuuro isla qofkii maalka utaagnaa kaliyah maamulan karo ( hadii Qofkale laso qabto oo mamushto Waa offside) lkn hadii uu qolka tuuro ama qadka ka xumaado waxaa lee dahay badal qof kale โ€ฆ.

7. Sharciga free kick.

Free kick waxaa la tuuri doona lafta kabtanka ayaan playerka loo tuura sheegi doona waxaana shaqayn doona kaliya 10ka inta kale waa adoo cunay lamid tahay.

A= captainkii asiga oo qalad heesan so baxo oo ciyaartoyda kaso horjeeda maal utagan yihin waxaa laga dhigi doonaa free kick

B= Qofka hadii uu ka sheekeyo maalka utaagan maal aan eheen ama Qolka uu kula murmo Waa free kick

C= in Qofka hadalada nuucaan ah kaso yeeraan ( lug ku istaaji, Kala wareeji, kadhexsaar, gadi, qaadsaar iwm oo gudiga u arko waa free kick)

Hadalada aan dhaqan xumada eheen

D=Qofka in lagu tilmaamo wuxuu eheenin Tusaale gabar wiil lagu waco ama wiil gabar lagu waco Waa free kick

Fahfahin

Boos wiil ama gabar fadhido hadii aad dhahdo maxay haysaa meeshana uu wiil fadhiyo waa free kick. Lamid hadii ay gabar fadhido oo dhahdo muxuu haaya.

E= qofkii funaanada wadan ama magac qaldan laheynin ugu qoran Waa free kick

F= captainkii lamurmo Qolka ama diido mut gal 2 jeer waa free kick.

H= in player booskii uu iska badalay ama laga badalay uu ku soo laabto waa free kick.

8. Rikoorada laga dhigi doono ciyaarta dhexdeeda.

Rigoorada waxaa la mamulan doona 10 waxaana maamulan doona boosaska 6 iyo 8.

A=gabdhood kabadan in kor lakeeno waxaana shardi ah lafta in Loo Tuuro Gabadha 3xaad.

B=bdlka loogu tala galay kabadan inaan sameyso.

C=in Ciyaarya Commenti looga sheekeeyo ama number Aad soo qorto.

Fahfahin

Wax kasta oo ciyaar kasheekay aad commentiga ku soo qorto ama lanbar aan wax fahfahin lasocon soo qorto waa rigoore

D=in ow hadlo qofka asoon maal u taagneyn. Khadka hada xumado ama si kama haku soo baxo

E= in aad ubax dirto adoo kor saaran ama sxbka u dir ama qofka kaa soo hor jeeda waa rigoore inta ay ciyaartaas socoto.

H= kabtanka hadii uu qof gacanta ka xiro ama uu block saaro waa rigoore.

9. Sharciga Varta

A= hadii uu qalad dhaco qolka kasta waxaa jooga Qof gudi ah oo ciyaartas ku qoran lana socda. Hadii kabtan uu codsado in loo hubiyo qaladkaas qofka gudiga ah ee hoos waa go'aamin karaa. Sida

# hadii video loo bahdo in lasoo daawado waxaa soo dawanaa qofka qoltuuraha iyo gudiga ah ee hoos joga. Gudiga hoos jooga kaliyana waa soo dawan karaan u ma baahna in uu qolka baxo oo uu sooo dawado.

B= ciyaar kasta waa laduubi doona video si hadii uu qalad dhaco loo hubiyo qaladkaas. Duubidana gudida ayaa shaqo ku leh.

Dhamaantiin waa muhiim in aad aqrisaan sharciyadaan.

Mahadsanidiin ๐Ÿค˜๐Ÿค˜

comsad fc

qardho fc

bari fc

dekadaha fc

elman fc

heegan fc

jeenyo fc

golaha wakilada fc

MCC fc

horsed fc

D.hoose burco fc

sool star fc

D.hoose hargeysa fc

garowe city fc

gashaan burco fc

goodir fc